Dagaal la isku habeensaday oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna

Dagaal culus ayaa galabta ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan Ahlusunna. Sida Wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ciidamada iskaashanaya ay weerar ku qaadeen degaan u dhexeeya Walamooga iyo Yibirsuge oo ay ku sugnaayeen ciidan ka tirsan Ahlusunna oo uu hogaaminayey sarkaal lagu … Continue reading Dagaal la isku habeensaday oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna